Wednesday, May 22nd, 2013

Xildhiban Yuusuf Xasan Oo Ku Dhawacmay Qaraxi Cawa kadhacay xafada Isli

Published on December 7, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Daalacatay :44

Warar hor dhac ah oo hataan na soo gaaray ayaa sheegayo in qraxii caawo u ku dhaawacay Xildhibaan Yuusuf  Xasan oo ah mudane laga soo doorto deegaanka  Kaamakunji.

Ujeedka qaraxaasi ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid lagu doonayay in laku qaarijiyo  xildhibaanka haseyeeshee uu ka badbaaday waxana ka soo gaaray dhawaca fudud xili uu ka soo baxayay Masaajidka Weyn ee Al-hidaya.

Masuul ka tirsan Xafiiska Xildhibaanka ayaa xaqiijiyay dhaawaca Xildhibaanka iyo weliba qaar ka tisan  ilaaladiisa.

Xaalada xaafada Islii ayaa weli cakiran,iyadoona haatan ay socdaan rabshado dhagax tuur ah oo awadaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku hubeysan Dhagaxyo iyo weliba Baangado,waxaan iminka xiran wadad jaamka halkaasi oo holac islamarkaan alagu gubay taarada gaadiidka

Wixi talo Dhalil Ama Cabasho Ah Nogu So Hagaji

Email;Luuqcapital@gmail.com

Xafiska Warqabadka Luuqcapital.com

Nairobi Kenya

Share

Readers Comments (0)




BOQORTOOYADA LUUQ

madaxweyne

gabaygii madaxwayne xasan shiikh maxamud oo dhamaystiran .hawiye iyo Darood dagaal miyaa soo socdo.

http://youtu.be/FMtrxhpf6A0
shacabka shabeelada

Shacabka Shabeelada hooose oo soo dhoweeyey.

Hambalyo Jubbaland State!..Ceeb Caleykum Dowladda Xasan Shiikh! Markacadeey.net Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee! Jubbaland ...
igad

Wefdi sare oo ay hogaaminayaan Xoghayaha guud ee ururka IGAD, Jen Gabre iyo Safiirada dalalka ku bahoobay IGAD oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin ...
breakin news 5

WAR DEG DEG AH: MADAXWEYNIHII 5aad EE JUBALAND OO GALABTA NOQDEY NIN KA SOO JEEDA DIGIL IYO MIRIFLE

Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee ...
heerow

DHAGAYSO: Pro Heerow: Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale Asal ahaan ma ahan Reer Kismaayo ee..

Mudo yar kadib markii magaalada Kismaayo lagu doortay Axmed Madoobe loona dhaariyay Madaxweynaha Jubbaland sidoo kalana Barre Hiiraale ...
Baydhabo4

Qarax Xoogan oo caawa ruxay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay “Faah Faahinta qaraxa”

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan ...
ganaane3

MADAXWEYNIHII GANAANE STATE OO MARKALE LAGU CALEEMA SAAREY BAYDHABO MAANTA

Madaxweynaha Ganaane State Nuur Maxamed Macalin ayaa caawa mar kale loo caleema saarey Baydhabo Inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ...
sunah

War deg deg ah: Dhagayso:- Xoghaya Ahlusunna “Kismaayo Digil iyo Miriflaa iska leh, Shirkana kuma jiran

Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere Xoghaya Ururka Ahlusunna ee gobolada  Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo inuu ...