Wednesday, May 22nd, 2013

Qarax Miino Oo Lala Begsaday Cidamo Etoobiyaan Ah Gobolka Hiiraan

Published on December 6, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Daalacatay :43

Qarax nooca Miinada dhulka lagu aaso ah ayaa waxa uu maantay ka dhacay deegaanka Kala Beer ee gobalka Hiiraan kaa oo lala eegtay Ciidamo iskugu jira Soomali iyo Etoobiyaan.

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Amaanka gobalka Hiiraan Axmad Cismaan Inji ayaa Warbaahinta Luuqcapital.com uxaqijiyay  in 2 qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen Qaraxii maantay asagoona meesha ka saaray in ay jiraan qasaaro soo gaaray ciidamadda Etoobiyaanka iyo Soomaalida iskugu jiray oo lala bartilmamed saday.

Dhanka kale Xarkadda Al-Shabaabayaa sheegatay   mas’uliyadda  qaraxii maantay ayagoona sheegay in ciidamo Etoobiyaan ah oo gaaraya 5 in ay dileen halka 7 kalana ay dhaawaceen oo ay ku jiraan Ciidamadda Soomalida ah.

Majiaan ilo kamadax banaan oo si rasmi ah u xaqiijinaya Qasaaraha rasmiga ah ee uu geestay Qaraxii maantay ka dhacay deegaanka kala beerka oo isku xirta deegaanadda Gobaladda dhexe iyo kuwa Koonfureed.

Wixi talo Dhalil Ama Cabasho Ah Nogu So Hagaji

Email;Luuqcapital@gmail.com

Xafiska Warqabadka Luuqcapital.com

Nairobi Kenya

Share

Readers Comments (0)




BOQORTOOYADA LUUQ

madaxweyne

gabaygii madaxwayne xasan shiikh maxamud oo dhamaystiran .hawiye iyo Darood dagaal miyaa soo socdo.

http://youtu.be/FMtrxhpf6A0
shacabka shabeelada

Shacabka Shabeelada hooose oo soo dhoweeyey.

Hambalyo Jubbaland State!..Ceeb Caleykum Dowladda Xasan Shiikh! Markacadeey.net Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee! Jubbaland ...
igad

Wefdi sare oo ay hogaaminayaan Xoghayaha guud ee ururka IGAD, Jen Gabre iyo Safiirada dalalka ku bahoobay IGAD oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin ...
breakin news 5

WAR DEG DEG AH: MADAXWEYNIHII 5aad EE JUBALAND OO GALABTA NOQDEY NIN KA SOO JEEDA DIGIL IYO MIRIFLE

Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee ...
heerow

DHAGAYSO: Pro Heerow: Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale Asal ahaan ma ahan Reer Kismaayo ee..

Mudo yar kadib markii magaalada Kismaayo lagu doortay Axmed Madoobe loona dhaariyay Madaxweynaha Jubbaland sidoo kalana Barre Hiiraale ...
Baydhabo4

Qarax Xoogan oo caawa ruxay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay “Faah Faahinta qaraxa”

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan ...
ganaane3

MADAXWEYNIHII GANAANE STATE OO MARKALE LAGU CALEEMA SAAREY BAYDHABO MAANTA

Madaxweynaha Ganaane State Nuur Maxamed Macalin ayaa caawa mar kale loo caleema saarey Baydhabo Inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ...
sunah

War deg deg ah: Dhagayso:- Xoghaya Ahlusunna “Kismaayo Digil iyo Miriflaa iska leh, Shirkana kuma jiran

Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere Xoghaya Ururka Ahlusunna ee gobolada  Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo inuu ...