Tuesday, May 21st, 2013

Ciidamada Amaanka Kenya Oo Saaka Howlgalo Ka Wado Xaafada Islii Iyo Dad La Soo Qabqabtay.

Published on December 6, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Daalacatay :36

Ciidamada Amaanka Kenya ayaa saaka howlgalo baaritaano ah k awado qeybi kamid ah xaafada Islii ee Magalaada Nairobi,kadib marki xalay bangacmeed lagu weeraray meel aaan sidaasi uga sii fogeyn garoonka ciidamada cirka ee  Kenya oo ku yaalo xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.

Inta la og yahay ku dhwaad 9-ruux ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi kuwaasi oo la sheegay in ay ahaayeen dhamaantood dad Kenyan ah.
Dadki ku dhaawacmay Weerarkaasi ayaa loola cararay Isbitaalka  Hooyada iyo Dhalaanka (Mother and Child Hospital) ee Xaafada Islii Bartamaha Magaalada Nairobi.Warar soo baxayop ayaa sheegayo in ciidamada ammaanka Kenya ay uruuriyeen Soomaali badan oo ay la xiriirinayaan qaraxa xalay ka dhacay agagaarka xarunta ciidamada cirka ee Kenya.
Share

Readers Comments (0)




BOQORTOOYADA LUUQ

shacabka shabeelada

Shacabka Shabeelada hooose oo soo dhoweeyey.

Hambalyo Jubbaland State!..Ceeb Caleykum Dowladda Xasan Shiikh! Markacadeey.net Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee! Jubbaland ...
igad

Wefdi sare oo ay hogaaminayaan Xoghayaha guud ee ururka IGAD, Jen Gabre iyo Safiirada dalalka ku bahoobay IGAD oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin ...
breakin news 5

WAR DEG DEG AH: MADAXWEYNIHII 5aad EE JUBALAND OO GALABTA NOQDEY NIN KA SOO JEEDA DIGIL IYO MIRIFLE

Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee ...
heerow

DHAGAYSO: Pro Heerow: Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale Asal ahaan ma ahan Reer Kismaayo ee..

Mudo yar kadib markii magaalada Kismaayo lagu doortay Axmed Madoobe loona dhaariyay Madaxweynaha Jubbaland sidoo kalana Barre Hiiraale ...
Baydhabo4

Qarax Xoogan oo caawa ruxay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay “Faah Faahinta qaraxa”

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan ...
ganaane3

MADAXWEYNIHII GANAANE STATE OO MARKALE LAGU CALEEMA SAAREY BAYDHABO MAANTA

Madaxweynaha Ganaane State Nuur Maxamed Macalin ayaa caawa mar kale loo caleema saarey Baydhabo Inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ...
sunah

War deg deg ah: Dhagayso:- Xoghaya Ahlusunna “Kismaayo Digil iyo Miriflaa iska leh, Shirkana kuma jiran

Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere Xoghaya Ururka Ahlusunna ee gobolada  Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo inuu ...
gun

ABAABULKA SANAD GUURADII 14AAD RRA OO KASOCOTA BAYDHABO

Golaha Aqoonyahanada ee Koonfurta Soomaliyeed ee Digil iyo Mirifle iyo Saraakiisha Ururka RRA ayaa yeeshey kulan loogu hadleyey ...