Xulka Qaranka Soomaaliya Oo 5-1 Looga Badiyay
Published on November 25, 2012 by luuqcapi · No Comments
Waxaa Daalacatay :150
Waxaa galabta Magaalada Kampala ee Xarunta Dalka Uuganda ka dhacday ciyaar aad u ciiso badneed oo Dhex maratay Kooxda Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Qaranka Dalka Burund.
Ciyaarta ayaa ku soo idlaaty 5-1 ,iyagoona goolk aay Soomaaliya heshay uu ahaa gool rigoore ah ,kdib markii faawul lagu galay Mid ka mid ah Ciyaartooyda Soomaakliya.
Labada xul oo ciyaarta bilawgeedii la soo galay dar dar xoogan waxaana qeybtii hore ee ciyaarta lagu kala maray 2-0 oo ay burindi hogaanka ku heysay.
Markii la isku soo laabtay qeybtii danbe ayaana xulka Soomaalida oo xulilitaankooda aad loo dhaliilayay laga dhaliyay 3-gool oo kale.
Halka goolka kaliya ay la timid Soomaaliya uu dhaliyay Hassan Mohammed, waxaana ugu danbeyntii ay ciyaartu ku oo dhamaatay 5-1 oo ay guusha ku raacday Burundi.
Halkan ka Aqri sida goolasha loo dhaliyay iyo waqtiyada lakala dhaliyay
| FT |
Burundi |
5 – 1 |
Somalia |
|
half-time: |
(2 – 0) |
|
| Match Details : |
| 34? |
Christopher Nduwaragira
|
1 – 0 |
|
| 41? |
Suleimane Ndikumana
|
2 – 0 |
|
| 51? |
Said Nduwimana
|
|
Hassan Mohammed
|
| 51? |
|
2 – 1 |
|
| 78? |
Suleimane Ndikumana
|
3 – 1 |
|
| 84? |
Christopher Nduwaragira
|
4 – 1 |
|
| 88? |
Suleimane Ndikumana
|
5 – 1 |
Share
BOQORTOOYADA LUUQ
Hambalyo Jubbaland State!..Ceeb Caleykum Dowladda Xasan Shiikh!
Markacadeey.net
Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya
Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa
Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee!
Jubbaland ...
Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin ...
Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee ...
Mudo yar kadib markii magaalada Kismaayo lagu doortay Axmed Madoobe loona dhaariyay Madaxweynaha Jubbaland sidoo kalana Barre Hiiraale ...
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan ...
Madaxweynaha Ganaane State Nuur Maxamed Macalin ayaa caawa mar kale loo caleema saarey Baydhabo Inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ...
Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere Xoghaya Ururka Ahlusunna ee gobolada Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo inuu ...
Golaha Aqoonyahanada ee Koonfurta Soomaliyeed ee Digil iyo Mirifle iyo Saraakiisha Ururka RRA ayaa yeeshey kulan loogu hadleyey ...