wararka naga soo gaarayo Gobolka Gedo ayaa skeegayo qabaa’ilada dego gobolka in ay si aad ah uga soo hor jedaan Maamul uu sameynta Jubuuyinka ame damaca lagu boobi karo nin dhuulkiisa.anaga waxaan nahay qowmiyad DigilMirifle waxaana wax laqeyb sankarnaa walaalaheena Reer Bay oo naga dhaxeyso isku Af iyo isku dhaqan iyo dhuul wada siman oo iskuwada xiraan.
marna magala go’ii karno DigilMirifle hadaan nahay oo ku’abtirsano Gobolka Gedo. dadka seef laboodka ah oo halka qabiil ah oo damaciisa kujiro dad aan isku af iyo dhaqan aheen inoo gacan gelin rabo asaga ayaa kashaleydoono.
waxgaradka iyo siyaasinta Beelweynta DigilMirifle marnaba uma dulqaadan doono dulmi iyo cadaalad daro, dadka dagaal horseedi rabo waan iska dhicineyna gardarada aan ganbashada laheen.anaga waxaan nahay Somali Mai Mai peaple oo degaan weyn kuleh labada webbi marnaba dad Kenya soo ijaartey in aysan dhulkeegi igo guumeysan doonin.
qof dhoof kuyimid ayee geerida dhibeysaa anigana waan kunolaandonaa Gedo.waxaan dhamaan aan uu digiyaa dhamaan ciidamada Raxwayn oo saldhigyo kuleh gobolka Gedo ee taageysan DF. Somalia. in ay kafignadaan dulmiga casriga ah oo awoowyasheena lagu soo baabi’iiyey oo tariiqda mugdiga ah ay soo mareen.
Luuq-aw-maadow.
Ogaada digilmiriflow dad isku filan ii dowlad kaamil ee waa etaa dowlad kaamil ee waa etaa
Share