Dhamaan Chicago Community of Somaaliya and dhamaan Reer Xaaji Xussen Mirifle waxey tacsi uu dirayaan ugaaska Beshooda ugaas Eedan Maamow oo kugeeriyoobey mugdisho, dhamanteena samir iyo imaan allah naga siiyo amiin amiin, ilaahey waxaan ugo bariney janadii fardowsa allah kawaraabiyo, ehelkiisana samir iyo imaan. ugaas maamow wuxuu kujirey dadkii nabada kasoo shaqeeyey dadka degaanka dego and qabaa’ilada Gedo degto, dhamaan odey dhaqameedyada Reer Gedo waxey daremeen nin culus oo magac dheer kuleh in uu ka dhinteen. run ahaanti tariikh dheer ayuu kaga tagey gobolka oo aan marna la’iloobidoonin.waqti laga joogey sagaal sano nin dil toogasho lagu xukumey ayuu ka badbaadiyey wuxuuna gar uu dhigtey ame gogol uu fidiyey labo beelo walaal ah oo kasoo jedaan meraxaan ayuu dhaxdooda heshiish dhigey ninkii toogashada lagu xumeyna dilkii waa ka badbaadiyey. dad badan oo beertooda la dhacey ayuu usoo badbaadiyey, beelo farabadan ayuu dhaxdooda heshiis dhigijey and nabad iyo kaladan been.ugaas wuxuu ahaa ugaasyadii katalin jireen Luuq-aw-Maadow 500 sano kahor xiligii hijriyada. waana dhaqan soo jireen ah Garaadyada,iyo ugaasyada, in ay dhaqankooda kusaleysanaa cadaalad iyo nabadgelyo waarto.ugaaska wuxuu dhaley iyo waxey sii dhaleen waxaa lagu qayasaa 65 familkiisa. ugaaska wuxuu ahaa ugaasyada ugo firfircoon xiriir fiican laleh qabaa’ilada dhamantoodan wada shaqeyn fiicana kadhaxeyso.
\
wixii fahfaahin ah waxaan idin kula sucsindonaa mar dhow.insha alaah
Luuq-Aw-Maadow
Share
waxan katacsiyeynayaa uugaaskaan oo beesheei ugu weynaa oo mar dhow ka geeriyeedy caasimada soomaaliya Alah naxriistiisa hakawaraabiyo .
waan katacsiyeynaynaa in shaa alah