Saturday, May 18th, 2013

Maamulaha Luuqcapital.com oo xaskiisa uu dhashey gabar.

Published on September 12, 2012 by   ·   4 Comments Waxaa Daalacatay :289

Axmed xussen xassan mirifle oo xaskiisa uu dhashey gabar , gabadhaas oo loo bixiyey Uma Kaltuma dhamaantina dadka sharafta lahow iyo asxaabteyda iigu soo doceeya in uu ilaahey garabkeegi galo, uma kaltuumana diinta allah iyo xadiiska nabiga xafidsiyo cimri dheer iyo cafimaad ilaahey ii siyo amiin dhaha dhamantiina walaliyaalkegow.

Share

Readers Comments (4)

  1. Ganane state says:

    Masha allah ,hambaliyo aniga waxaan leeyahay umu kaltuney soo barbaar, oo ilaah kahaa dhigo tii anfacda dadkeed(digilmirifle), diinteeda iyo dalkeedna (mailand state).amiin. Amim

  2. AbdulJabar AbdulKadir says:

    Walaal Axmed asalaam caleykum. Walaal naga gudoon HAMBALYO gabadha idiin dhalatey. Waxaan Ilaah uga baryeyna in ay nqoto tii Diinteeda iyo dadkeeda anfacda, cimri dheer oo Cibaada suuban lehna siiya. aaaaaamiiiiiiiiiiiiiiin

  3. moha says:

    so bar baar ti dalkeda iyo dadkeda anfacda ala ha ka dhigo

  4. Aadanmamiyow says:

    Hambalyo hambayo waxan halkan uga hambalyeynaya mamulka webka luuqcapital.com mudane axmed mirifle gabadha u dhalatay dhowan ee loo bixiyay umukaltuumo waxan leeyahay soo barbaar oo noqo midi difaacda diinteda dalkeda dadkeeda baarina u noqota labadeeda waalid ee dhalay
    sido kale waxan salan qaas ah qadka u marinaya saaxiibkayga miriflow hassan.




BOQORTOOYADA LUUQ

shacabka shabeelada

Shacabka Shabeelada hooose oo soo dhoweeyey.

Hambalyo Jubbaland State!..Ceeb Caleykum Dowladda Xasan Shiikh! Markacadeey.net Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee! Jubbaland ...
igad

Wefdi sare oo ay hogaaminayaan Xoghayaha guud ee ururka IGAD, Jen Gabre iyo Safiirada dalalka ku bahoobay IGAD oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin ...
breakin news 5

WAR DEG DEG AH: MADAXWEYNIHII 5aad EE JUBALAND OO GALABTA NOQDEY NIN KA SOO JEEDA DIGIL IYO MIRIFLE

Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee ...
heerow

DHAGAYSO: Pro Heerow: Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale Asal ahaan ma ahan Reer Kismaayo ee..

Mudo yar kadib markii magaalada Kismaayo lagu doortay Axmed Madoobe loona dhaariyay Madaxweynaha Jubbaland sidoo kalana Barre Hiiraale ...
Baydhabo4

Qarax Xoogan oo caawa ruxay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay “Faah Faahinta qaraxa”

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan ...
ganaane3

MADAXWEYNIHII GANAANE STATE OO MARKALE LAGU CALEEMA SAAREY BAYDHABO MAANTA

Madaxweynaha Ganaane State Nuur Maxamed Macalin ayaa caawa mar kale loo caleema saarey Baydhabo Inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ...
sunah

War deg deg ah: Dhagayso:- Xoghaya Ahlusunna “Kismaayo Digil iyo Miriflaa iska leh, Shirkana kuma jiran

Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere Xoghaya Ururka Ahlusunna ee gobolada  Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo inuu ...
gun

ABAABULKA SANAD GUURADII 14AAD RRA OO KASOCOTA BAYDHABO

Golaha Aqoonyahanada ee Koonfurta Soomaliyeed ee Digil iyo Mirifle iyo Saraakiisha Ururka RRA ayaa yeeshey kulan loogu hadleyey ...