Sunday, May 19th, 2013

Cudurkii dilaaga ahaa oo awowgeena awoowgiisa lagu diley ayaa wali nadaba socda DigilMirifle.

Published on September 2, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Daalacatay :219

marka runta aad taariqda baarto oo geed gaaban iyo geed dheer uu kortid oo

dabagal kusubisid tariiqda soo jireenka ahaa oo lagu burburiyey wax hugaan la

dhaho oo digilmirifle leedahay mise boqortooyadii Geladi iyo mida Gasaargude

waxaad aad runti dareemi kartaa cadow xoog badan in aan anaga leenahay oo wax nolol iyo darajo aan nalagaba rabin maxey tahay sababto, adiga is  weydii?

 

dadka labada wabbi dego dagaal cad ayaa lagu hayaa oo waxaa larabaa sidii

awowgooda loo bahdiley oo lagu tuntey xaqa ay leeyihiin laakin runtii Hawiye iyo

Darood waa cadowga ilaa iyo maalintii qayaamo. tan kale aad kubad baadi kartid.

.

waxey tahay in aad Maamul Goboled xoog badan sameysid oo xoog iskaga kicisid

marexaan iyo Ogadeen oo iyakaba qaxooti ah runtiina afka kanool.laakin

DigilMiriflow waxaa tahiin dad qumiyad dhan oo dhameystiran oo af iyo dhuul leh ilaahey kali ayaad uu bahantihiin bani’aadan san kuleefle waxba haka sugin ee

 

tasho Elaayahow. qabailada dariska waxey gorgortan lagaleen Dowladaha dariska

ah sidii ay ugo gacan siin lahayeen dhuul aysan laheen idin kana waad

kabadantihiin waxaa tihiin afar million iyo wax lamid ah. ha sugin Dowlad hawiye

iyo Darood yaa laguu talinin Jawaari waxaa kensadey hawiye wuxuuna uu

shaqeyaa Hawiye, sharif sakiin danta digilmirifle wuu kushaqestaa laakin wuu idin

 

isticmalaa, Deerow RRA ayaan keentey booska inkasto Shaatigaduud uusan keenin,

marka walaliyaalow maxaa uu kal daadsantihiin miyaadan hugaan mideysan

laheen walaalkeyow digilmirifle waqtigii canbuulo lacunaaye waa dhamaadey ee

fadhiga ka kac mise, baladkii dhimashada ayaa idin soo socoto.

 

Maxbusleey Office, Luuq-aw-maadow.

 

Share

Readers Comments (0)




BOQORTOOYADA LUUQ

shacabka shabeelada

Shacabka Shabeelada hooose oo soo dhoweeyey.

Hambalyo Jubbaland State!..Ceeb Caleykum Dowladda Xasan Shiikh! Markacadeey.net Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee! Jubbaland ...
igad

Wefdi sare oo ay hogaaminayaan Xoghayaha guud ee ururka IGAD, Jen Gabre iyo Safiirada dalalka ku bahoobay IGAD oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin ...
breakin news 5

WAR DEG DEG AH: MADAXWEYNIHII 5aad EE JUBALAND OO GALABTA NOQDEY NIN KA SOO JEEDA DIGIL IYO MIRIFLE

Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee ...
heerow

DHAGAYSO: Pro Heerow: Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale Asal ahaan ma ahan Reer Kismaayo ee..

Mudo yar kadib markii magaalada Kismaayo lagu doortay Axmed Madoobe loona dhaariyay Madaxweynaha Jubbaland sidoo kalana Barre Hiiraale ...
Baydhabo4

Qarax Xoogan oo caawa ruxay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay “Faah Faahinta qaraxa”

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan ...
ganaane3

MADAXWEYNIHII GANAANE STATE OO MARKALE LAGU CALEEMA SAAREY BAYDHABO MAANTA

Madaxweynaha Ganaane State Nuur Maxamed Macalin ayaa caawa mar kale loo caleema saarey Baydhabo Inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ...
sunah

War deg deg ah: Dhagayso:- Xoghaya Ahlusunna “Kismaayo Digil iyo Miriflaa iska leh, Shirkana kuma jiran

Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere Xoghaya Ururka Ahlusunna ee gobolada  Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo inuu ...
gun

ABAABULKA SANAD GUURADII 14AAD RRA OO KASOCOTA BAYDHABO

Golaha Aqoonyahanada ee Koonfurta Soomaliyeed ee Digil iyo Mirifle iyo Saraakiisha Ururka RRA ayaa yeeshey kulan loogu hadleyey ...