Sunday, May 19th, 2013

Ciyaaraha Olompic-da Aduunka Oo La Soo Xiray

Published on August 13, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Daalacatay :163

Cayaaraha Olympic-ada ee London ayaa Xalay si rasmi loogu soo xiray munaasabad Balaaran oo ka dhacaday magaalada Landon ee Dalka Ingariiska.

Munaasabdii Xiritaanka oCiyaaraha Olompic-da Aduunka ayaa lagu soo Bandhigay heeso kuwa Pop-ka u badan kuwaasi oo ay qaadayeen fanaaniin caan ka ah dalka UK.

Maalintii ugu dambaysay cayaaraha qabsoomay waxaa ka mid ahaa guusha uu gaaray orodyahanka dalka Uganda Stephen Kiprotich oo soo hoyay bilad dahab ah tii ugu horaysay ee Uganda hesho muddo afartan sano ah.
Mareykanka uu weli ku sareeyo xagga biladaha isagoo heysta guud ahaan 104 biladood oo 46 ka mid ah ay dahab yihiin

Dalka Shiinaha oo ku soo xiga ayaa kaalinta labaad xagga biladaha ku jira waxuuna helay 87 biladood 38 ka mid ahna ay yihiin dahab

Dalka Ingiriiska oo ciyaaraha lagu qabanayay ayaa dhinaca biladaha dahabka ka galay kaalinta sadexaad isagoo shan biladood un ka hooseeya dalka Raashiya.

Raashiya ayaa ka gashay kaalinta sadexaad marka la eego tirada guud ee biladaha halka Britian ay ka gashay kaalinta afaraad.

Baraaziil oo ah dalka martigelin doona cayaaraha olombikada ee sanada 2016ka ayaa ku soo bandhigay xiritaanka ciyaaraha ee xalay mahrajaan loogu magac daray Rio-Style oo ka koobnaa kooxo durbaano garaacayay iyo qaar qoob ka ciyaarayay.

Share

Readers Comments (0)




BOQORTOOYADA LUUQ

shacabka shabeelada

Shacabka Shabeelada hooose oo soo dhoweeyey.

Hambalyo Jubbaland State!..Ceeb Caleykum Dowladda Xasan Shiikh! Markacadeey.net Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee! Jubbaland ...
igad

Wefdi sare oo ay hogaaminayaan Xoghayaha guud ee ururka IGAD, Jen Gabre iyo Safiirada dalalka ku bahoobay IGAD oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin ...
breakin news 5

WAR DEG DEG AH: MADAXWEYNIHII 5aad EE JUBALAND OO GALABTA NOQDEY NIN KA SOO JEEDA DIGIL IYO MIRIFLE

Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee ...
heerow

DHAGAYSO: Pro Heerow: Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale Asal ahaan ma ahan Reer Kismaayo ee..

Mudo yar kadib markii magaalada Kismaayo lagu doortay Axmed Madoobe loona dhaariyay Madaxweynaha Jubbaland sidoo kalana Barre Hiiraale ...
Baydhabo4

Qarax Xoogan oo caawa ruxay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay “Faah Faahinta qaraxa”

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan ...
ganaane3

MADAXWEYNIHII GANAANE STATE OO MARKALE LAGU CALEEMA SAAREY BAYDHABO MAANTA

Madaxweynaha Ganaane State Nuur Maxamed Macalin ayaa caawa mar kale loo caleema saarey Baydhabo Inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ...
sunah

War deg deg ah: Dhagayso:- Xoghaya Ahlusunna “Kismaayo Digil iyo Miriflaa iska leh, Shirkana kuma jiran

Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere Xoghaya Ururka Ahlusunna ee gobolada  Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo inuu ...
gun

ABAABULKA SANAD GUURADII 14AAD RRA OO KASOCOTA BAYDHABO

Golaha Aqoonyahanada ee Koonfurta Soomaliyeed ee Digil iyo Mirifle iyo Saraakiisha Ururka RRA ayaa yeeshey kulan loogu hadleyey ...