Zamzam Maxamed Faraax Iyo Maxamed Xasan Maxamed Oo Maanta Iska Dhiibay Dalka Ingariiska (Xog Hoose)
Published on August 10, 2012 by luuqcapi · No Comments
Waxaa Daalacatay :205
Zamzam Maxamed Faraax Iyo Maxamed Xasan Maxamed oo Soomaliya Ugu qeyb galayay Ciyaaraha Olompic-da Aduunka ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay iska dhiibeen dalka Ingariiska,Iyagoona Dalbay in aan Soomaaliya lagu celin .
Labadaan Ciyaaryahan ayaa sheegay in ay u cabsanayaan Amaakooda,maadaama ay magac weyn ku yesheen Ciyaaraha Olompic-da Aduunka,Islamrkaaan ay ka soo muuqdeen Warbaahinta Caalamka iyo weliba tan Soomaalida.
Ilo Wareedyo Hoose oo ku dhow Labada Ciyaaryahan oo ku sugan Magaalada Landon ayaa Warbaahinta Codkaqaranka u Xaqiijiyay in Zamzam Maxamed Faraax Iyo Maxamed Xasan Maxamed ay Dowladda Ingariska ka dalbadeen in aan Soomaaliya lagu celin,balse aynu Dowladda Ingariiska weli wax jwaab ah ka bixin Dalabka Ciyaartoydaasi.
Share
BOQORTOOYADA LUUQ
Hambalyo Jubbaland State!..Ceeb Caleykum Dowladda Xasan Shiikh!
Markacadeey.net
Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya
Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa
Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee!
Jubbaland ...
Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin ...
Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee ...
Mudo yar kadib markii magaalada Kismaayo lagu doortay Axmed Madoobe loona dhaariyay Madaxweynaha Jubbaland sidoo kalana Barre Hiiraale ...
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan ...
Madaxweynaha Ganaane State Nuur Maxamed Macalin ayaa caawa mar kale loo caleema saarey Baydhabo Inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ...
Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere Xoghaya Ururka Ahlusunna ee gobolada Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo inuu ...
Golaha Aqoonyahanada ee Koonfurta Soomaliyeed ee Digil iyo Mirifle iyo Saraakiisha Ururka RRA ayaa yeeshey kulan loogu hadleyey ...