Saturday, May 25th, 2013

Daawo Cabdi Bile Oo Ku Dhex Ilmeeyay Xafladii Sagootinta Ee Zamzam Iyo Maxamed

Published on August 10, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Daalacatay :224

Halyeeyga Soomaaliyeed ee Cabdi Bile Cabdi ayaa ku dhax ilimeeyay Xafladii Sagoonta ehed ee Magaalad Landon loogu Sameeyay Ciyaartoydii Soomaaliya uga qeyb gashay Ciyaaraha Olompic-da Aduunka Landon ee 2012 ka ee Zamzam iyo Maxamed.

Cadbi Bile ayaa aad u Ilimeeyay kadib Markii uu Soo Xasuusta y Saamiyo Yuusuf Cumar  oo eheed Gabadhii Soomaaliya Calanka u qaaday  2008 ciyaaraha Olpmpc-da ee ka dhacay dalka Shiinaha in ay ku dhimatay Badda Liibiya,iyadoo Tahriibeyso 01-04-2012 ka.

Sidoo kale Cabdi Bile ayaa sheegay In wilkii Soomaaliya uga qeyb galay  uu isaguna ku Xanuunsanyao Soomaaliya,tasoo ah wax aan loo dulqaadan karin.

Muqaalkaan hadii aad Daawato ,Runtii Dareenkaaga aad buu isku bedelayaa.

Riix Halkaan Si Aad u Daawato.

Milicsi Gaaban:Ciyaatoydii Soomaliya uga qeybgashay Ciyaarah Olompicda 2008 dii .

Saamiya Yuusuf Cumar ayaa orday 200Mt ,waxeeyan noqatay gabdhii ugu dambeysay balse waxeey ku oraday 32 mirir iyo 16 ilbiriqsi ,halka gabdhii ugu horeysayna ay ku oraday 23 mirir  iyo 4 Ilbiriqsi.

Riix Halkaan Si Aaad U Daawato Oradkii Saamiya 2008

Halka wiilka aan ka dhicin ee lagu magacaabo C/Naasir Siciid Ibraahim oo orday  5000Mt .

War Xasuus Ah: Qaabka ay u Dhimatay Saamiya Yuusuf Cumar.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun                                         ——————————————————–

Doonni kuwa Tahriibka ah, oo ay la socdeen 60 Muhaajiriin Soomaali ah, oo 1-dii bishan April 2012 ka shiraacatay Xeebaha Libya, ayaa dib loogu soo celiyay Tripoli, iyadoo ay 7 ka mid ahaa Tahriibayaashiina ay Badda ku soo dhinteen.

Doonnidan oo ay Cilladi ku qabsatay gudaha Badda, ayay Soomaalidii la socotay kala ahaayeen: 17 Dumar ah, laba Caruur ah, inta kalena Wiilal.

Dadkan ayaa Markab Talyaani ahaa oo badbaadiyay, dib ugu soo celiyay Libya, una gacan-geliyay Ciidamada, ka-dib markii ay laba habeen ku jireen Badda.

Tahriibayaashan ayaa u sheegay Madaxda Safaaradda Soomaalida ee Libya: in markii ay Cillad ku timid Doonta, ay u qayla-dhaansadeen Markab u dhowaa, kaas oo Doonta iyo Dadkii saarnaaba dib ugu soo celiyay Libya.

Muhaajiriintaas soo badbaaday ayaa sheegay: in markii ay u wareegayeen Markabka ay 7 ka mid ahaa oo ay 6 dumar ahaayeen, ku hafteen Badda..

Magacyada Marxuumiinta ku halligmay dhacdadan ayaa lagu sheegay,sidan:-

  • (1) Firdawsa Xasan Barre…….ka timid Muqdisho.
  • (2) Kidiso Jiinow Axmed……… ” “
  • (3) Shamso Maxamed Caddaawe ” “
  • (4) Yaasimiin Muxyaddiin Xasan ” “
  • (5) Saamiya Yuusuf Cumar ” “
  • (6) Ifraax Cabdi Karbuuno ” “(Oo Uur lahayd)
  • (7) Ciise Tuuryare Caddaawe yimid “

Markii Muhaajiriintan dib loogu soo celiyay Libya, ayay Madaxda Safaaradda Soomaalidu ka codsatay Ciidamaddii hayay, inay ku soo wareejiyaan Safaaradda, taas oo ay ugu horrayntii ka oggolaadeen.

Ha-yeeshee, markii loo soo daabbulay Safaaradda, ayaa waxaa ka daba yimid Ciidan ka socday Arrimaha gudaha, siiba Laanta socdaalka iyo Ciidamada Amniga, oo lagu soo amray: in ay Muhaajiriintaas u wareejiyaan Xabsiga weyn ee ‘Garyaan’. Kaas oo ay horana ugu jireen tiro ka badan 300 oo Muhaajiriin ah.

Share

Readers Comments (0)




BOQORTOOYADA LUUQ

breakin news 5

Warkasoo baxay waxgaradka iyo siyaasiyiinta beesha Gasaargude oo soo dhoweeyay talaabada Gudoomiye Kaliil

  Warar kasoo baxay waxgaradka iyo aqoonyahanada iyo siyaasiinta beesha Garsaargude waxay soo dhoweeynayaan Talaaabada uu qaaday Gudoomiye kaliil ...
breakin news

Waxgaradka beesha Jareer weyne oo 4000 ciidan uu tababareyso Ethopia.

wararka naga soo gaarayo Degmada Jilib ee gobolka jubada dhexe ayaa sheegayo in dhalin yaro farabadan oo ilaa ...
madaxweyne

gabaygii madaxwayne xasan shiikh maxamud oo dhamaystiran .hawiye iyo Darood dagaal miyaa soo socdo.

http://youtu.be/FMtrxhpf6A0
shacabka shabeelada

Shacabka Shabeelada hooose oo soo dhoweeyey.

Hambalyo Jubbaland State!..Ceeb Caleykum Dowladda Xasan Shiikh! Markacadeey.net Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee! Jubbaland ...
igad

Wefdi sare oo ay hogaaminayaan Xoghayaha guud ee ururka IGAD, Jen Gabre iyo Safiirada dalalka ku bahoobay IGAD oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin ...
breakin news 5

WAR DEG DEG AH: MADAXWEYNIHII 5aad EE JUBALAND OO GALABTA NOQDEY NIN KA SOO JEEDA DIGIL IYO MIRIFLE

Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee ...
heerow

DHAGAYSO: Pro Heerow: Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale Asal ahaan ma ahan Reer Kismaayo ee..

Mudo yar kadib markii magaalada Kismaayo lagu doortay Axmed Madoobe loona dhaariyay Madaxweynaha Jubbaland sidoo kalana Barre Hiiraale ...
Baydhabo4

Qarax Xoogan oo caawa ruxay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay “Faah Faahinta qaraxa”

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan ...