Zamzam Maxamed Faarax Oo Oroday 400 Mitir Islamarkaan Gashat Kaalinta 7aad
Published on August 3, 2012 by luuqcapi · No Comments
Waxaa Daalacatay :185
Zamzam Maxamed Faarax oo Soomalliya uga qeyb galeysay Ciyaaraha Oradka fudud ee Olompic-da Aduunka ayaa daqiiqado kahor Shaashadaha dunida kasoo muuqday,iyadoo oraday Orodka Fudud ee 400 ee Mitir ee gabdhaha,
Waxeeyna la tartantay dalal waaweyn oo Mudo 4 Sano diyaar garoow ugu jiray Ciyaaraha Olompic-ada Aduunka,Waxa ka mid ahaa dalalka Mareykanka, Jameca, Britain iyo dalal kale oo ku hormasran Ciyaaraha Oradka Fudud.
Zamzam Maxamed Faarax ayaa noqotay qofkii ugu danbeeyay ,balse Waxaa Xusid mudan ay xariijinta ku soo gaarat hal daqiiqo iyo 20 Second,yadoona gabdhii ugu horeeyayna ay heshay 5o daqiiqo iyo 71 Seceon taaso micnaheedu yahay in Zamzam ay muujiasay karti iyo dadaal dheeri ah,madaama aysan fursad u helin diyaargaroow badan.
Waxeeyna Tababar ku sameyneyso mudo 6 Bilood ah Magaalad Muqdisho oo aan nabad eheen,iyadoona xitaa garoonkii ay tababarka ku sameyneysay mararka qaar ay qabsanyeen Kooxaha Islaamiyiinta ah,marka aad isku soo duubto xaaladahaas adag ,waxaa muuqata in ay muujisay dadaal deeri ah .
Dhankale Waxaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ku jira Maxamed Xasan oo isaguna ordi doonaa saacada markii ay ku beegan tahay 8:00 fiidnimo ee xilliga London oo ku beegan 10:00 habeennimo dhanka Bariga Afrika, wuxuuna u tartami doonaa orodka 1500 oo Mter.
Share
BOQORTOOYADA LUUQ
Hambalyo Jubbaland State!..Ceeb Caleykum Dowladda Xasan Shiikh!
Markacadeey.net
Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya
Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa
Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee!
Jubbaland ...
Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin ...
Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee ...
Mudo yar kadib markii magaalada Kismaayo lagu doortay Axmed Madoobe loona dhaariyay Madaxweynaha Jubbaland sidoo kalana Barre Hiiraale ...
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan ...
Madaxweynaha Ganaane State Nuur Maxamed Macalin ayaa caawa mar kale loo caleema saarey Baydhabo Inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ...
Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere Xoghaya Ururka Ahlusunna ee gobolada Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo inuu ...
Golaha Aqoonyahanada ee Koonfurta Soomaliyeed ee Digil iyo Mirifle iyo Saraakiisha Ururka RRA ayaa yeeshey kulan loogu hadleyey ...