Wednesday, May 22nd, 2013

Kooxda Real Madrid Oo Qarka u Saaran In 35 Milyan ay Ku Hesho Luka Modric

Published on July 14, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Daalacatay :185

Kooxda Boqortooyada ah ee Real madrid ayaa u dhaw in ay soo xero galiso kubad sameeyahay kooxda Toten ham iyo Xulka Croatia markii xidigan iyo naadiga Boqortooyada ah ay ku heshiyeen heshiis shakhsiyeedka uu ugu wareegayo kooxda Reer boqortooyo ee Real madrid

Kooxda Totenham ayaa iyadu u dhaw in ay aqbasho dalabka kooxda ee ah in ay xidigooda ku fasaxaan 35 milyan  uguna wareego kooxda boqortooyada aha ee Los Blancos

Real madrid ayaa xidigan waxa ay si toos ah ugula wareegaysa xidigan 35 milyan asbuuca soo socda sida laga helayo warar ku dhaw dhaw kooxda Spurs EE Totenham
Kooxda toten ham ayaa horay u diiday dalabka kooxda Madrid ee Luka markii ay soo bandhigtay xidigan 28 milyan taas oo Real ku qasabtay in ay kor uqaado dalabka xidigan iyada oo ka dhigtay lacag kor u dhaafaysa 35 milyan

Waxaa macquul ah in difaaca Ricardo Carvalho iyo laacibka qadka dhexe ee xulka  Turkiga ee Nura Sahin ay macquul tahay in ay ku biiran kooxda Totenham si dayn ah hadii ay Spurs ka dhaga adeegto xidigan

Sahin ayaa isagu qiray in uu sii jogayo Barnabu xili ciyaareedka soo socdalkn waxaa macquul ah in Real ay kaga faaidaysato kubad sameeyahanqatarta ah ee reer Croatia si ay usoo xero galiso

Paris santi Germany iyo Chelsea ayaa iyaguna la xiriiray gudoomiyaha kooxda Toten ham ee Dany Levvy si ay ula wareegaan 26 jirkan Modric lkn waxa uu Luka ku adkaystay in uu rabo inuu xili ciyaaredka soo socda ka ciyaaro horyaalka La liga

Intaa ka dib macalin Vilass Boass waxaa uu atarget buuxda ka dhigtay kubad sameeyaha kooxda Porto ee Joe moutinho  oo uu rabo in uu ka badalo xidigan ka sii baxaya kooxda waxana uu madaxiisa du dhigay 22 milyan si uuu u helo xidigan reer Portugal

Porto ayaa og in xidigooda laga baadigoobayo horyaalka England lkn waxa ay ku adkaysanaaysaa in ay xidiganku fasaxi doonto 30 milyan kooxdii rabatana farta laga galin doono hadii ay bixiyaan lacagtaas

Share

Readers Comments (0)




BOQORTOOYADA LUUQ

madaxweyne

gabaygii madaxwayne xasan shiikh maxamud oo dhamaystiran .hawiye iyo Darood dagaal miyaa soo socdo.

http://youtu.be/FMtrxhpf6A0
shacabka shabeelada

Shacabka Shabeelada hooose oo soo dhoweeyey.

Hambalyo Jubbaland State!..Ceeb Caleykum Dowladda Xasan Shiikh! Markacadeey.net Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee! Jubbaland ...
igad

Wefdi sare oo ay hogaaminayaan Xoghayaha guud ee ururka IGAD, Jen Gabre iyo Safiirada dalalka ku bahoobay IGAD oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin ...
breakin news 5

WAR DEG DEG AH: MADAXWEYNIHII 5aad EE JUBALAND OO GALABTA NOQDEY NIN KA SOO JEEDA DIGIL IYO MIRIFLE

Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee ...
heerow

DHAGAYSO: Pro Heerow: Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale Asal ahaan ma ahan Reer Kismaayo ee..

Mudo yar kadib markii magaalada Kismaayo lagu doortay Axmed Madoobe loona dhaariyay Madaxweynaha Jubbaland sidoo kalana Barre Hiiraale ...
Baydhabo4

Qarax Xoogan oo caawa ruxay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay “Faah Faahinta qaraxa”

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan ...
ganaane3

MADAXWEYNIHII GANAANE STATE OO MARKALE LAGU CALEEMA SAAREY BAYDHABO MAANTA

Madaxweynaha Ganaane State Nuur Maxamed Macalin ayaa caawa mar kale loo caleema saarey Baydhabo Inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ...
sunah

War deg deg ah: Dhagayso:- Xoghaya Ahlusunna “Kismaayo Digil iyo Miriflaa iska leh, Shirkana kuma jiran

Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere Xoghaya Ururka Ahlusunna ee gobolada  Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo inuu ...