Monday, May 20th, 2013

Saldanadii Gasaargude Iyo Dejintii Mareexaan Q-5aad

Published on August 2, 2011 by   ·   No Comments Waxaa Daalacatay :421

Waxaana kala wareegay Garaad Caliyow tariikhdu markay ahayd 1897, wuxuuna hayey muddo    5 sano ah.

Isna waxaa kala wareegay Garaad Maleelow taariikhdu markay ahayd 1912, wuxuu ahaa garaadkii ugu dagaal kululaa wuxuu la dagaalamay sidoo kale Booranta, Ogaadeen iyo Dagoodiye, waxayna ku dagaaleen xadka Itoobiya iyo Soomaaliya.

Aw Maleelow wuxuu ahaa abaan duule, wuxuuna duulaankiisii u qaybiyey aagaga dagaalku ka socdey sida Filto iyo Diida Canaane, Ceelwaaq, dagaalkaas oo aad iyo aad loogu hoobteysiiba dagaalkii “Qanjara” dagaalkaas oo ay ku hoobteen Gasaargude, Gawaaweyn, Garamare, Mareexaan, waxaa kaloo ku xigay dagaalkii “Makalle” oo aad loogu dhamaadey, kuna dhamaadeen Gasaargude, Gawaa weyn, Garamare, Geelidle iyo Mareexaan, dagaalkaas oo ay ku dhamaadeen abaanduulayaashii Gasaargudesida :-

   1-Macalin Xasan
   2-Bashiir Max’ed
    3-Xasan Malle
4-Max’uud Max’ed Anoy , iyo kuwo kale.


Aw Maleelow wuxuu hayey 15 sano wuxuuna dhintay 1927.

waxaana kala wareegay Aw Xuseen Malle wuxuuna ahaa Garaadkii maslaxadda badnaa, wuxuuna u ogolaadey in Mareexaan meeshii uu doono ka degi karo wadanka.

Mareexaan oo sidaas loo sharfey ayeysan wax mahad celin ah laga haynin ilaa iyo hada ooba ay leeyihiin dhulka anagaa iska leh, DigilMirifle wax yer ayaa ka degan, Garaad Xuseen Malle sidaas ayaa nabad loogu ogolaadey loona yiri waa nin nabadeed wuxuuna hayey 19 sano wuxuuna dhintay 1946.

Ka dib waxaa la wareegey xukunkii Garaad Axmed Caliow.

Garaad Axmed Caliyow wuxuu halkii ka sii wadey asagoo wax isbedel ah aan ku sameyn nidaamkii Garaad Aw Xuseen Malle.

Waqtigii Garaad Axmed Aliyow waxaa bilowdey in ay soo shaac baxdo naceybkii ay u qabeen Mahaatiri khaasaten Mareexaan iyo kuwii kubahoobey xisbigii Leego, waxaa keliya aan ka soo qaadan doonaa laba dhacdo oo keliya, laakiin waxaan ku soo bandhigi doonaa qoraaladeena danbe oo inoo bilaaban doonaan markaan dhameyno Taariikhdan Saldanadan Gasaargude.

Labada dhacdo oo aan soo qaadaneyno ayaa ah, waxaa hal mar la wada diley laba halyey oo aad iyo aad ugu fir-fircoonaa, labadaa halyey ayaa waxaa la kala oran jirey Maxamed Sheekh C/raxmaan “Wiilow”(Gasaargude) iyo Macalim cumur (Gawaawiin).

. Wiilow Sheekh C/raxmaan wuxuu ahaa nin wax ka baranayey dalka masar, waxaa lagu abaabuley in wax barashadiisa laga baabi’iyo asagoo ku jirey sanadkii ugu danbeeyey ee uu ka qalinjebin lahaa, wuxuuna ahaa nin geesi ah oo aan gaban aana marna u dulqaadan in la gardareysto, waxaa la geliyey dagaal geliyeena niman Majeerteen ah oo ay isla dhigana jireen Jaamacada Al-azhar, waa ay isugu tageen oo six un ayey u dileen ayagoo nafta keliya ooga tagey, markii uu soo raystey ayuu u raadsadey hal halo o uu ku dhigey tey ku dhigeen mid ka daran, waxa ay noqotey in laga soo ceyriyo jaamacadii, waxaana hormood ka ahaa nin la oran jirey Kamaalu-diin ayna siiyeen Laaluush si uu ugu adkeysto ceyriska Wiilow, si kasta marka la yeeley oo loola hadley waa uu diidey Maamulihii Jaamacada Al-azhar.

Qore: Isaak Eeding Hassing (Isaak Doolow)
isakdoolow@yahoo.com

Share

Readers Comments (0)




BOQORTOOYADA LUUQ

shacabka shabeelada

Shacabka Shabeelada hooose oo soo dhoweeyey.

Hambalyo Jubbaland State!..Ceeb Caleykum Dowladda Xasan Shiikh! Markacadeey.net Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee! Jubbaland ...
igad

Wefdi sare oo ay hogaaminayaan Xoghayaha guud ee ururka IGAD, Jen Gabre iyo Safiirada dalalka ku bahoobay IGAD oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin ...
breakin news 5

WAR DEG DEG AH: MADAXWEYNIHII 5aad EE JUBALAND OO GALABTA NOQDEY NIN KA SOO JEEDA DIGIL IYO MIRIFLE

Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee ...
heerow

DHAGAYSO: Pro Heerow: Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale Asal ahaan ma ahan Reer Kismaayo ee..

Mudo yar kadib markii magaalada Kismaayo lagu doortay Axmed Madoobe loona dhaariyay Madaxweynaha Jubbaland sidoo kalana Barre Hiiraale ...
Baydhabo4

Qarax Xoogan oo caawa ruxay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay “Faah Faahinta qaraxa”

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Qarax xooggan ...
ganaane3

MADAXWEYNIHII GANAANE STATE OO MARKALE LAGU CALEEMA SAAREY BAYDHABO MAANTA

Madaxweynaha Ganaane State Nuur Maxamed Macalin ayaa caawa mar kale loo caleema saarey Baydhabo Inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ...
sunah

War deg deg ah: Dhagayso:- Xoghaya Ahlusunna “Kismaayo Digil iyo Miriflaa iska leh, Shirkana kuma jiran

Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere Xoghaya Ururka Ahlusunna ee gobolada  Koonfureed ayaa sheegay shirka ka soconaya Magaalada Kismaayo inuu ...
gun

ABAABULKA SANAD GUURADII 14AAD RRA OO KASOCOTA BAYDHABO

Golaha Aqoonyahanada ee Koonfurta Soomaliyeed ee Digil iyo Mirifle iyo Saraakiisha Ururka RRA ayaa yeeshey kulan loogu hadleyey ...